Surah Al-Ankaboot Verse 63 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَلَئِن سَأَلۡتَهُم مَّن نَّزَّلَ مِنَ ٱلسَّمَآءِ مَآءٗ فَأَحۡيَا بِهِ ٱلۡأَرۡضَ مِنۢ بَعۡدِ مَوۡتِهَا لَيَقُولُنَّ ٱللَّهُۚ قُلِ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِۚ بَلۡ أَكۡثَرُهُمۡ لَا يَعۡقِلُونَ
Oo haddii aad weydiiso: Yaa ka soo dejiya biyo (roob) daruuraha, markaa ku nooleeya arlada dhimashadeeda kaddib? Waxay hubaal odhan: Allaah. Dheh: Am- maan idilkeed mahadi wehliso waxaa iska leh Alle. Badankooduse wax ma gartaan