Surah Al-Ankaboot Verse 64 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَمَا هَٰذِهِ ٱلۡحَيَوٰةُ ٱلدُّنۡيَآ إِلَّا لَهۡوٞ وَلَعِبٞۚ وَإِنَّ ٱلدَّارَ ٱلۡأٓخِرَةَ لَهِيَ ٱلۡحَيَوَانُۚ لَوۡ كَانُواْ يَعۡلَمُونَ
Oo ma aha noloshatan adduunku waxaan aheyn maaweelo iyo madaddaalo. Oo hubaal Daarta dambeysa,_ weeyaan nolosha dhabta ah (waarista), waase haddii ay og yihiin