Surah Aal-e-Imran Verse 160 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranإِن يَنصُرۡكُمُ ٱللَّهُ فَلَا غَالِبَ لَكُمۡۖ وَإِن يَخۡذُلۡكُمۡ فَمَن ذَا ٱلَّذِي يَنصُرُكُم مِّنۢ بَعۡدِهِۦۗ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلۡيَتَوَكَّلِ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ
Hadduu Allaah idiin gargaaro, markaa ma jiraan wax idinka adkaan kara; oo hadduu idinka goosto, waa kuma haddaba kan idiin gargaari kara Isaga ka dambow? Oo Allaah (Keliya) ha isku halleeyaan mu’miniintu