Surah Aal-e-Imran Verse 161 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranوَمَا كَانَ لِنَبِيٍّ أَن يَغُلَّۚ وَمَن يَغۡلُلۡ يَأۡتِ بِمَا غَلَّ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِۚ ثُمَّ تُوَفَّىٰ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا كَسَبَتۡ وَهُمۡ لَا يُظۡلَمُونَ
Oo ma aha wax ka suurooba Nabi inuu wax khiyaano (oo booli qaato), oo qofkii wax khiyaana (ama booli qaata ha ahaato mid qof leeyahay ama booli qaran) wuxuu keeni doonaa waxa uu khiyaanada ku qaatay Maalinta Qiyaamaha35. Markaas baa naf walba waxaa loogu oofin doonaa si dhan waxa ay kasbatay iyagoo aan lagu gardarroon doonin