Surah Aal-e-Imran Verse 27 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranتُولِجُ ٱلَّيۡلَ فِي ٱلنَّهَارِ وَتُولِجُ ٱلنَّهَارَ فِي ٱلَّيۡلِۖ وَتُخۡرِجُ ٱلۡحَيَّ مِنَ ٱلۡمَيِّتِ وَتُخۡرِجُ ٱلۡمَيِّتَ مِنَ ٱلۡحَيِّۖ وَتَرۡزُقُ مَن تَشَآءُ بِغَيۡرِ حِسَابٖ
Waxaad ka yeeshaa habeenka inuu dhex galo maalinta, oo ka yeeshaa maalinta inay dhex gasho habeenka, oo ka soo saartaa wax nool wax dhintay, oo ka soo saartaa wax dhintay wax nool5. Oo Waxaad arzaaqdaa kan aad doonto xisaab la’aan