Surah Aal-e-Imran Verse 28 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranلَّا يَتَّخِذِ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ٱلۡكَٰفِرِينَ أَوۡلِيَآءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَۖ وَمَن يَفۡعَلۡ ذَٰلِكَ فَلَيۡسَ مِنَ ٱللَّهِ فِي شَيۡءٍ إِلَّآ أَن تَتَّقُواْ مِنۡهُمۡ تُقَىٰةٗۗ وَيُحَذِّرُكُمُ ٱللَّهُ نَفۡسَهُۥۗ وَإِلَى ٱللَّهِ ٱلۡمَصِيرُ
Yeysan mu’miniintu ka dhigan gaalada gacallo halkii mu’miniinta, oo qofkii sidani fala, kama heli doono wax (gargaar ah) xagga Ilaahay, waase inaad iska ilaalisaan xaggooda iska ilaalin dhan6. Oo Allaah wuxuu idiinka digaa Naftiisa7, oo waa xagga Allaah meel noqodka dambe