Surah As-Sajda Verse 12 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaوَلَوۡ تَرَىٰٓ إِذِ ٱلۡمُجۡرِمُونَ نَاكِسُواْ رُءُوسِهِمۡ عِندَ رَبِّهِمۡ رَبَّنَآ أَبۡصَرۡنَا وَسَمِعۡنَا فَٱرۡجِعۡنَا نَعۡمَلۡ صَٰلِحًا إِنَّا مُوقِنُونَ
Oo haddii aad arki lahayd marka ay dambiilayaashu hoos u rogi doonaan madaxyadooda Rabbigood horti (iyagoo leh): Rabbiyow! Haatan aragnay (runta) oo maqallay, ee dib noo celi, waxaan fali camal san, xaqiiq waanu yaqiinsannaye