Surah As-Sajda Verse 13 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaوَلَوۡ شِئۡنَا لَأٓتَيۡنَا كُلَّ نَفۡسٍ هُدَىٰهَا وَلَٰكِنۡ حَقَّ ٱلۡقَوۡلُ مِنِّي لَأَمۡلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ أَجۡمَعِينَ
Oo haddii aan doonno, waxaan dhab ahaan siin laheyn naf walba hanuunkeeda, laakiinse Qawl xaq ah baa horay iga dhacay inaan xaqiiq ka buuxin doono Naar jinka iyo insiga (I caasiya) dhammaan