Surah As-Sajda Verse 14 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaفَذُوقُواْ بِمَا نَسِيتُمۡ لِقَآءَ يَوۡمِكُمۡ هَٰذَآ إِنَّا نَسِينَٰكُمۡۖ وَذُوقُواْ عَذَابَ ٱلۡخُلۡدِ بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ
Ee dhadhamiya, waayo waxaad dan u geli weydeen la Kulanka Maalintiinnaan, hubaal Annaguna waanu idinka tageynaa, oo dhadhamiya cadaabta waaridda waxaad fasheen darteed