Surah Al-Ahzab Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzab۞وَمَن يَقۡنُتۡ مِنكُنَّ لِلَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَتَعۡمَلۡ صَٰلِحٗا نُّؤۡتِهَآ أَجۡرَهَا مَرَّتَيۡنِ وَأَعۡتَدۡنَا لَهَا رِزۡقٗا كَرِيمٗا
Oo mid kastoo idinka mid ah ee adeecda Allaah iyo Rasuulkiisa oo sama fasha, Waxaanu siin doonnaa ajarkeeda labo jibbaar, oo Waxaanu u diyaarinnay risiq sharaf leh