Surah Al-Ahzab Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabيَٰنِسَآءَ ٱلنَّبِيِّ لَسۡتُنَّ كَأَحَدٖ مِّنَ ٱلنِّسَآءِ إِنِ ٱتَّقَيۡتُنَّۚ فَلَا تَخۡضَعۡنَ بِٱلۡقَوۡلِ فَيَطۡمَعَ ٱلَّذِي فِي قَلۡبِهِۦ مَرَضٞ وَقُلۡنَ قَوۡلٗا مَّعۡرُوفٗا
Xaasaska Nabigow! la mid ma tihin haweenka kale oo dhan, haddii aad Allaah ka cabsataan, haddaba ha ahaanina kuwo dabacsan xagga22 hadal(kiinna), si uusan kan qalbiga ka buka damac u gelin23, oo ku hadla hadal wanaagsan