Surah Al-Ahzab Verse 38 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabمَّا كَانَ عَلَى ٱلنَّبِيِّ مِنۡ حَرَجٖ فِيمَا فَرَضَ ٱللَّهُ لَهُۥۖ سُنَّةَ ٱللَّهِ فِي ٱلَّذِينَ خَلَوۡاْ مِن قَبۡلُۚ وَكَانَ أَمۡرُ ٱللَّهِ قَدَرٗا مَّقۡدُورًا
Ma aha Nabiga dushiisa dhib inuu falaa waxa uu Allaah ku faral yeelay29. Waa sidaas sida ay soo ahaan jirtay hannaankii Ilaahay xagga kuwii hore ee tegay. Oo Amarka Ilaahay waa qaddar horay ka fulo