Surah Az-Zumar Verse 4 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarلَّوۡ أَرَادَ ٱللَّهُ أَن يَتَّخِذَ وَلَدٗا لَّٱصۡطَفَىٰ مِمَّا يَخۡلُقُ مَا يَشَآءُۚ سُبۡحَٰنَهُۥۖ هُوَ ٱللَّهُ ٱلۡوَٰحِدُ ٱلۡقَهَّارُ
Haddii uu Allaah doonayo inuu yeesho wiil wuxuu hubaal ka dooran lahaa waxa uu abuuray waxa uu doono. Xurmo oo dhan Isaga baa leh oo nazahan. Waa Allaah, Waaxidka, Awoodda Sare leh