Surah Az-Zumar Verse 5 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarخَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ بِٱلۡحَقِّۖ يُكَوِّرُ ٱلَّيۡلَ عَلَى ٱلنَّهَارِ وَيُكَوِّرُ ٱلنَّهَارَ عَلَى ٱلَّيۡلِۖ وَسَخَّرَ ٱلشَّمۡسَ وَٱلۡقَمَرَۖ كُلّٞ يَجۡرِي لِأَجَلٖ مُّسَمًّىۗ أَلَا هُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡغَفَّـٰرُ
Wuxuu ku abuuray samooyinka iyo arlada Xaq. Wuxuu ka yeelaa habeenka inuu daboolo maalinta, oo ka yeelaa maalinta inay gasho halka habeenka. Oo wuxuu layliyay qorraxda iyo dayaxa. Mid walbaa wuxuu ku socdaa muddo magacaaban. Ogaada hubaal waa Isaga Adkaadaha, Dambi Dhaafka Badan