Surah Az-Zumar Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَمَا قَدَرُواْ ٱللَّهَ حَقَّ قَدۡرِهِۦ وَٱلۡأَرۡضُ جَمِيعٗا قَبۡضَتُهُۥ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ وَٱلسَّمَٰوَٰتُ مَطۡوِيَّـٰتُۢ بِيَمِينِهِۦۚ سُبۡحَٰنَهُۥ وَتَعَٰلَىٰ عَمَّا يُشۡرِكُونَ
Oo ma ayan qaddarin Allaah qaddarinta uu mudan yahay15, isagoo dhulka oo dhammi ahaan doono Qabashadiisa Maalinta Qiyaamaha, oo samooyinka ku duuban yihiin Gacantiisa Midig16. Xurmo oo dhan Isaga baa iska leh oo waa ka sarreeyaa waxaa ay la wadaajiyaan