Surah Az-Zumar Verse 68 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَنُفِخَ فِي ٱلصُّورِ فَصَعِقَ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَن فِي ٱلۡأَرۡضِ إِلَّا مَن شَآءَ ٱللَّهُۖ ثُمَّ نُفِخَ فِيهِ أُخۡرَىٰ فَإِذَا هُمۡ قِيَامٞ يَنظُرُونَ
Oo Buunka baa la afuufi, markaas bay dhammaan waxa jooga samooyinka iyo dhammaan waxa jooga arlada wada suuxi doonaan kan uu dooni Allaah maahee. Misna la afuufi mar kale, mise dadkii wayba taagan yihiin oo sugayaan (Xukunka Ilaahay)