Surah Az-Zumar Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَأَشۡرَقَتِ ٱلۡأَرۡضُ بِنُورِ رَبِّهَا وَوُضِعَ ٱلۡكِتَٰبُ وَجِاْيٓءَ بِٱلنَّبِيِّـۧنَ وَٱلشُّهَدَآءِ وَقُضِيَ بَيۡنَهُم بِٱلۡحَقِّ وَهُمۡ لَا يُظۡلَمُونَ
Oo arlada waxay la ifi Nuurka Rabbigeed, oo Kitaabka baa la soo dhigi, oo Nabiyada iyo markhaatiyada baa la keeni, oo waa loo kala garsoori dhexdooda si Xaq ah, iyagoo aan lagu gardarrooneyn