Surah Az-Zumar Verse 74 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَقَالُواْ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ ٱلَّذِي صَدَقَنَا وَعۡدَهُۥ وَأَوۡرَثَنَا ٱلۡأَرۡضَ نَتَبَوَّأُ مِنَ ٱلۡجَنَّةِ حَيۡثُ نَشَآءُۖ فَنِعۡمَ أَجۡرُ ٱلۡعَٰمِلِينَ
Oo waxay odhan: Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa mudan Allaah, ee nooga dhabeeyey Ballan qaadkiisa, oo na dhaxal siiyey dhulka. Waxaan ku negaan karnaa Jannada gudaheeda meesha aan doonno, ee fiicanaa abaalgudka kuwa camal fasha