Surah Az-Zumar Verse 75 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَتَرَى ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةَ حَآفِّينَ مِنۡ حَوۡلِ ٱلۡعَرۡشِ يُسَبِّحُونَ بِحَمۡدِ رَبِّهِمۡۚ وَقُضِيَ بَيۡنَهُم بِٱلۡحَقِّۚ وَقِيلَ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Oo waxaad arki doontaa malaa’igta oo ku meersan Carshiga hareerihiisa, iyagoo ku tasbiixsanaya ammaanaha Rabbigood; oo waa loo kala garsoori doonaa (dadka iyo jinkaba) dhexdooda si xaq ah, oo waxaa la odhan doonaa: Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa mudan Allaah, Rabbiga uunanka