Surah An-Nisa Verse 115 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَمَن يُشَاقِقِ ٱلرَّسُولَ مِنۢ بَعۡدِ مَا تَبَيَّنَ لَهُ ٱلۡهُدَىٰ وَيَتَّبِعۡ غَيۡرَ سَبِيلِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ نُوَلِّهِۦ مَا تَوَلَّىٰ وَنُصۡلِهِۦ جَهَنَّمَۖ وَسَآءَتۡ مَصِيرًا
Oo qofkii colaadiya Rasuulka kaddib inta uu u caddaaday hanuunka oo raaca waxaan aheyn jidka mu`miniinta. Waxaan u jeedin doonnaa waxaas uu isagu (naf ahaantiisa) u jeestay, oo ka yeeli doonnaa inuu galo Naar, oo waa u xun tahay meel la ahaado iyo aayo tiin ahaan