Surah An-Nisa Verse 116 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّ ٱللَّهَ لَا يَغۡفِرُ أَن يُشۡرَكَ بِهِۦ وَيَغۡفِرُ مَا دُونَ ذَٰلِكَ لِمَن يَشَآءُۚ وَمَن يُشۡرِكۡ بِٱللَّهِ فَقَدۡ ضَلَّ ضَلَٰلَۢا بَعِيدًا
Hubaal! Allaah ma dhaafo in wax uun lala wadaajiyo Isaga, wuxuuse u dhaafaa waxa intaa aan ahayn qofkuu doono. Oo qofkii la wadaajiya wax uun Allaah, wuxuu xaqiiq lumaa lumid fog