Surah An-Nisa Verse 123 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaلَّيۡسَ بِأَمَانِيِّكُمۡ وَلَآ أَمَانِيِّ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِۗ مَن يَعۡمَلۡ سُوٓءٗا يُجۡزَ بِهِۦ وَلَا يَجِدۡ لَهُۥ مِن دُونِ ٱللَّهِ وَلِيّٗا وَلَا نَصِيرٗا
(Tani jannada) ma ahaan doonto mid ku xiran (helitaankeeda) hididdiillooyinkiinna45 aad iska rajeysaan iyo hididdiillooyinka ehlu Kitaabka midna, qofkii falaa xumaan, waa laga abaal marin doonaa, oo ma u heli doono naftiisa Allaah ka sokow gacal iyo gargaare midna