Surah An-Nisa Verse 124 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَمَن يَعۡمَلۡ مِنَ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ مِن ذَكَرٍ أَوۡ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤۡمِنٞ فَأُوْلَـٰٓئِكَ يَدۡخُلُونَ ٱلۡجَنَّةَ وَلَا يُظۡلَمُونَ نَقِيرٗا
Oo qofkii fala camallo wanaaagsan lab ahaayaa ama dheddig, isagoo (ama iyadoo) mu'min ah, waxay kuwan geli doonaan Jannada, oo laguma gardarroon doono xuub laf timireed wax le’eg