Surah An-Nisa Verse 125 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَمَنۡ أَحۡسَنُ دِينٗا مِّمَّنۡ أَسۡلَمَ وَجۡهَهُۥ لِلَّهِ وَهُوَ مُحۡسِنٞ وَٱتَّبَعَ مِلَّةَ إِبۡرَٰهِيمَ حَنِيفٗاۗ وَٱتَّخَذَ ٱللَّهُ إِبۡرَٰهِيمَ خَلِيلٗا
Oo yaa ka diin fiican mid isu wada dhiiba Allaah isagoo sama fale ah. Oo raaca diinta Ibraahiim, toosnihii. Oo Allaah wuxuu ka dhigtay Ibraahiim gacal u gaar ah