Surah An-Nisa Verse 136 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ ءَامِنُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَٱلۡكِتَٰبِ ٱلَّذِي نَزَّلَ عَلَىٰ رَسُولِهِۦ وَٱلۡكِتَٰبِ ٱلَّذِيٓ أَنزَلَ مِن قَبۡلُۚ وَمَن يَكۡفُرۡ بِٱللَّهِ وَمَلَـٰٓئِكَتِهِۦ وَكُتُبِهِۦ وَرُسُلِهِۦ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِ فَقَدۡ ضَلَّ ضَلَٰلَۢا بَعِيدًا
Mu’miniintoy! Rumeeya Allaah iyo Rasuulkiisa iyo Kitaabka uu u soo waxyooday Rasuulkiisa, iyo Kitaabka uu hore u soo waxooday, oo qofkii rumeyn diida Allaah iyo Ma’laa’igtiisa iyo Kutubtiisa iyo Rusushiisa, iyo Maalinta Dambeysa, wuxuu xaqiiq lumaa lumid aad u fog