Surah An-Nisa Verse 137 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ثُمَّ كَفَرُواْ ثُمَّ ءَامَنُواْ ثُمَّ كَفَرُواْ ثُمَّ ٱزۡدَادُواْ كُفۡرٗا لَّمۡ يَكُنِ ٱللَّهُ لِيَغۡفِرَ لَهُمۡ وَلَا لِيَهۡدِيَهُمۡ سَبِيلَۢا
Hubaal, (ma xagga) kuwa rumeeya, haddana beeniya, haddana rumeeya (mar kale), oo haddana (mar kale) beeniya, markaas sii kororsada beenin Xaqa; Allaah ma cafin doono, oo kuma hanuunin doona Jid (Toosan)