Surah An-Nisa Verse 16 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَٱلَّذَانِ يَأۡتِيَٰنِهَا مِنكُمۡ فَـَٔاذُوهُمَاۖ فَإِن تَابَا وَأَصۡلَحَا فَأَعۡرِضُواْ عَنۡهُمَآۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ تَوَّابٗا رَّحِيمًا
Oo ma xagga labadii la yimaada anshax xumo13 ee idinka mid ah ciqaaba labadoodaba. Haddaba hadday toobad keenaan oo wanaagsanadaan ka jeesada xaggooda. Hubaal, Allaah waa mid u soo noqod badan(naxariista), Naxariis Badan