Surah An-Nisa Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّمَا ٱلتَّوۡبَةُ عَلَى ٱللَّهِ لِلَّذِينَ يَعۡمَلُونَ ٱلسُّوٓءَ بِجَهَٰلَةٖ ثُمَّ يَتُوبُونَ مِن قَرِيبٖ فَأُوْلَـٰٓئِكَ يَتُوبُ ٱللَّهُ عَلَيۡهِمۡۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمٗا
Allaah sideedaba wuxuu aqbalaa toobada kuwa u fala xume aqoon darri (jahli)14, ee markaa kolkiiba u soo laabta, Kuwan weeye kuwa uu Allaah ugu soo laabto (si naxariis leh) Oo Allaah waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah