Surah An-Nisa Verse 172 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaلَّن يَسۡتَنكِفَ ٱلۡمَسِيحُ أَن يَكُونَ عَبۡدٗا لِّلَّهِ وَلَا ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةُ ٱلۡمُقَرَّبُونَۚ وَمَن يَسۡتَنكِفۡ عَنۡ عِبَادَتِهِۦ وَيَسۡتَكۡبِرۡ فَسَيَحۡشُرُهُمۡ إِلَيۡهِ جَمِيعٗا
Masiixa sinnaba isagama fogeeyo inuu ahaado addoon Ilaahay, iyo sidoo kale malaa’igta la dhoweeyey. Oo qofkii iska fogeeya Caabudiddiisa oo islaweyn, Wuxuu u soo kulmin doonaa xaggiisa dhammaantood