Surah An-Nisa Verse 175 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaفَأَمَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ بِٱللَّهِ وَٱعۡتَصَمُواْ بِهِۦ فَسَيُدۡخِلُهُمۡ فِي رَحۡمَةٖ مِّنۡهُ وَفَضۡلٖ وَيَهۡدِيهِمۡ إِلَيۡهِ صِرَٰطٗا مُّسۡتَقِيمٗا
Ee ma xagga kuwa rumysan Allaah oo isaga cuskada wuxuu gelin doonaa Naxariis Xaggiisa ah iyo Fadli, oo wuxuu ku hanuunin doonaa xaggiisa Jid Toosan