Surah An-Nisa Verse 26 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaيُرِيدُ ٱللَّهُ لِيُبَيِّنَ لَكُمۡ وَيَهۡدِيَكُمۡ سُنَنَ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِكُمۡ وَيَتُوبَ عَلَيۡكُمۡۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
Allaah Wuxuu rabaa inuu idiin caddeeyo oo idinku hanuuniyo jidadka kuwii idin ka horreeyay, oo uu idiinku soo laabto (si naxariis leh), oo Allaah waa wax walba Ogsoone, Xakiim ah