Surah An-Nisa Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِن تَجۡتَنِبُواْ كَبَآئِرَ مَا تُنۡهَوۡنَ عَنۡهُ نُكَفِّرۡ عَنكُمۡ سَيِّـَٔاتِكُمۡ وَنُدۡخِلۡكُم مُّدۡخَلٗا كَرِيمٗا
Haddaad ka fogaataan dambiyada waaweyn ee la idinka reebay, waxaan idin dhaafi doonnaa dambiyadiinna (yar yar), oo sababi doonaan inaad gashaan meel gelitaan sharaf leh (Jannada)