Surah An-Nisa Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَلَا تَتَمَنَّوۡاْ مَا فَضَّلَ ٱللَّهُ بِهِۦ بَعۡضَكُمۡ عَلَىٰ بَعۡضٖۚ لِّلرِّجَالِ نَصِيبٞ مِّمَّا ٱكۡتَسَبُواْۖ وَلِلنِّسَآءِ نَصِيبٞ مِّمَّا ٱكۡتَسَبۡنَۚ وَسۡـَٔلُواْ ٱللَّهَ مِن فَضۡلِهِۦٓۚ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ بِكُلِّ شَيۡءٍ عَلِيمٗا
Oo ha u hanqal taagina waxa uu Allaah dheereysiiyey qaarkiinba qaarka kale. Raggu waxay leeyihiin saamiga waxa ay shaqeystaan, oo haweenku waxay leeyihiin saamiga waxa ay shaqeystaan, oo weydiista Allaah Deeqdiisa. Hubaal, Allaah wax walba wuu Ogsoon yahay