Surah An-Nisa Verse 37 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaٱلَّذِينَ يَبۡخَلُونَ وَيَأۡمُرُونَ ٱلنَّاسَ بِٱلۡبُخۡلِ وَيَكۡتُمُونَ مَآ ءَاتَىٰهُمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۗ وَأَعۡتَدۡنَا لِلۡكَٰفِرِينَ عَذَابٗا مُّهِينٗا
Kuwaa ah bakhaylka oo ugu yeera dadka bakhaylnimada30, oo qariya waxa uu Allaah siiyey ee ka mid ah Deeqdiisa. Oo Waxaanu u diyaarinnay gaalada cadaab aad u dulleysa