Surah An-Nisa Verse 38 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَٱلَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمۡوَٰلَهُمۡ رِئَآءَ ٱلنَّاسِ وَلَا يُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَلَا بِٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِۗ وَمَن يَكُنِ ٱلشَّيۡطَٰنُ لَهُۥ قَرِينٗا فَسَآءَ قَرِينٗا
Oo kuwa u bixiya maalkooda (sadaqo ay ugala jeedaan) istuska dadka, oo aan rumeysnayn Allaah iyo Maalinta Dambeysa, oo ma xagga kan uu Sheydaan u ahaado rafiiq; muxuu rafiiq xun yeeshay