Surah An-Nisa Verse 48 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّ ٱللَّهَ لَا يَغۡفِرُ أَن يُشۡرَكَ بِهِۦ وَيَغۡفِرُ مَا دُونَ ذَٰلِكَ لِمَن يَشَآءُۚ وَمَن يُشۡرِكۡ بِٱللَّهِ فَقَدِ ٱفۡتَرَىٰٓ إِثۡمًا عَظِيمًا
Hubaal Allaah ma dhaafo in cid wax lala wadaajiyo, wuu se u dhaafaa waxa aan intaa ahayn qofkuu doono; oo qofkii la wadaajiya wax Allaah, wuxuu xaqiiq been abuurtaa dambi aad u weyn