Surah An-Nisa Verse 49 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaأَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يُزَكُّونَ أَنفُسَهُمۚ بَلِ ٱللَّهُ يُزَكِّي مَن يَشَآءُ وَلَا يُظۡلَمُونَ فَتِيلًا
Miyaanad u fiirsan kuwaa (Yuhuudda iyo Nasaarada ee) ku ammaana nafahooda daahirnimo (waa inay yidhaahdaan waxaannu nahay ilmahii Ilaahay iyo kuwa uu jecel yahay). Mayee Allaah baa daahiriya qofkuu doono, oo ma lagu gardarroon doono kolay ku tahay wax le’eg xuubka ku dahaaran lafta timirta