Surah An-Nisa Verse 56 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِـَٔايَٰتِنَا سَوۡفَ نُصۡلِيهِمۡ نَارٗا كُلَّمَا نَضِجَتۡ جُلُودُهُم بَدَّلۡنَٰهُمۡ جُلُودًا غَيۡرَهَا لِيَذُوقُواْ ٱلۡعَذَابَۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَزِيزًا حَكِيمٗا
(Ma xagga) kuwa rumeysan waaya Aayadahayaga, waxaanu ka yeeli doonnaa inay galaan Naar. Mar kasta oo ay gebi ahaan ku gubtaan hargahoodu, waxaan ugu beddeli doonnaa haragyo kale si ay u dhadhamiyaan cadaabta. Hubaal, Allaah waa Adkaade, Xakiim ah