Surah An-Nisa Verse 57 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ سَنُدۡخِلُهُمۡ جَنَّـٰتٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَآ أَبَدٗاۖ لَّهُمۡ فِيهَآ أَزۡوَٰجٞ مُّطَهَّرَةٞۖ وَنُدۡخِلُهُمۡ ظِلّٗا ظَلِيلًا
Oo (ma xagga) kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, waxaan ka yeeli doonnaa inay galaan Beero ay hoostoodu qul-qulaan webiyo, iyagoo ku dhex waaraya weligood. Waxay ku yeelan doonaan gudaheeda Afooyin daahir ah, oo waxaan ka yeeli doonnaa inay hir galaan hoosas harac ah