Surah An-Nisa Verse 58 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisa۞إِنَّ ٱللَّهَ يَأۡمُرُكُمۡ أَن تُؤَدُّواْ ٱلۡأَمَٰنَٰتِ إِلَىٰٓ أَهۡلِهَا وَإِذَا حَكَمۡتُم بَيۡنَ ٱلنَّاسِ أَن تَحۡكُمُواْ بِٱلۡعَدۡلِۚ إِنَّ ٱللَّهَ نِعِمَّا يَعِظُكُم بِهِۦٓۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ سَمِيعَۢا بَصِيرٗا
Hubaal, Allaah wuxuu idin amraa inaad siisaan ammaanooyinka cidda iska leh, iyo in markaad u kala garsooreysaan dadka aad ugu kala garsoortaan caddaalad. Hubaal, Waxaa aad u wanaagsan waxa uu Allaah idinku waaniyo. Hubaal, Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Arka