Surah An-Nisa Verse 59 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ أَطِيعُواْ ٱللَّهَ وَأَطِيعُواْ ٱلرَّسُولَ وَأُوْلِي ٱلۡأَمۡرِ مِنكُمۡۖ فَإِن تَنَٰزَعۡتُمۡ فِي شَيۡءٖ فَرُدُّوهُ إِلَى ٱللَّهِ وَٱلرَّسُولِ إِن كُنتُمۡ تُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِۚ ذَٰلِكَ خَيۡرٞ وَأَحۡسَنُ تَأۡوِيلًا
Mu’miniintoy! Adeeca Allaah oo adeeca Rasuulka (Nabi Muxammad), iyo kuwaa idinka mid ah ee idiin haya talada. Oo haddaad wax isku qabataan, u celiya Allaah iyo Rasuulka, haddaad rumeysan tihiin Allaah iyo Maalinta Dambeysa. Tan baa khayr badan oo cidhib wanaagsan