Surah An-Nisa Verse 60 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaأَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يَزۡعُمُونَ أَنَّهُمۡ ءَامَنُواْ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيۡكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبۡلِكَ يُرِيدُونَ أَن يَتَحَاكَمُوٓاْ إِلَى ٱلطَّـٰغُوتِ وَقَدۡ أُمِرُوٓاْ أَن يَكۡفُرُواْ بِهِۦۖ وَيُرِيدُ ٱلشَّيۡطَٰنُ أَن يُضِلَّهُمۡ ضَلَٰلَۢا بَعِيدٗا
Miyaadan arag kuwa sheegta inay rumeysan yihiin waxa laguu soo waxyooday iyo wixii la soo waxyooday hortaa? Waxay rabaan inay u xukuntamaan Shaydaanka iyagoo xaqiiq la amray inay diidaan, oo wuxuu rabaa Shaydaanka inuu lumiyo lumitaan aad u fog