Surah An-Nisa Verse 64 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَمَآ أَرۡسَلۡنَا مِن رَّسُولٍ إِلَّا لِيُطَاعَ بِإِذۡنِ ٱللَّهِۚ وَلَوۡ أَنَّهُمۡ إِذ ظَّلَمُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ جَآءُوكَ فَٱسۡتَغۡفَرُواْ ٱللَّهَ وَٱسۡتَغۡفَرَ لَهُمُ ٱلرَّسُولُ لَوَجَدُواْ ٱللَّهَ تَوَّابٗا رَّحِيمٗا
Oo uma aanu soo dirin Rasuulna waxaan aheyn in lagu adeeco Idanka Ilaahay. Oo haddii markii uu gef ka dhacay ay u geysteen nafahooda kuu imaan lahaayeen, oo ay weydiisan lahaayeen dambi dhaaf Ilaahay, oo Rasuulku (sidoo kale) dambi dhaaf u dalbi lahaa; waxay hubaal heli lahaayeen Allaah inuu u soo noqosho badan yahay (naxariista), aad u Naxariis Badan yahay