Surah An-Nisa Verse 65 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaفَلَا وَرَبِّكَ لَا يُؤۡمِنُونَ حَتَّىٰ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيۡنَهُمۡ ثُمَّ لَا يَجِدُواْ فِيٓ أَنفُسِهِمۡ حَرَجٗا مِّمَّا قَضَيۡتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسۡلِيمٗا
Mayee, waa igu Rabbigaaye, ma aysan rumeyn (dhab ahaan) jeer ay kaaga dhigtaan garsoore waxay isku qabtaan, oo markaas ayna ka helin wax dhibsi ah nafahooda waxa aad guddoomisay, oo ay u hoggaansamaan hoggaansamid dhan