Surah An-Nisa Verse 84 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaفَقَٰتِلۡ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ لَا تُكَلَّفُ إِلَّا نَفۡسَكَۚ وَحَرِّضِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَۖ عَسَى ٱللَّهُ أَن يَكُفَّ بَأۡسَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْۚ وَٱللَّهُ أَشَدُّ بَأۡسٗا وَأَشَدُّ تَنكِيلٗا
Ee u dagaallan Jidka Ilaahay, xil kaama saarna (oo lagu weydiin maayo) waxaan naftaada ahayn, oo ku guubaabi mu’miniinta inay geesinnimo muujiyaan. Waa intaasoo Allaah idinka qabto dagaalka kuwa gaaalada ah. Oo Allaah baa Baas Badan, oo ku daran inuu dhigo ciqaab lagu dersin qaato