Surah An-Nisa Verse 85 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaمَّن يَشۡفَعۡ شَفَٰعَةً حَسَنَةٗ يَكُن لَّهُۥ نَصِيبٞ مِّنۡهَاۖ وَمَن يَشۡفَعۡ شَفَٰعَةٗ سَيِّئَةٗ يَكُن لَّهُۥ كِفۡلٞ مِّنۡهَاۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ مُّقِيتٗا
Qofkii ku garab siiya (qof kale) arrin wanaagsan wuxuu leeyahay qayb ka mid ah (wanaaggeeda), oo qofkii ku garab siiya (qof kale) xumaan wuxuu leeyahay qayb culeyskeeda (dambigeeda) ah. Oo Allaah baa haya maamulka wax walba