Surah An-Nisa Verse 87 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaٱللَّهُ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَۚ لَيَجۡمَعَنَّكُمۡ إِلَىٰ يَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ لَا رَيۡبَ فِيهِۗ وَمَنۡ أَصۡدَقُ مِنَ ٱللَّهِ حَدِيثٗا
Allaah! Ma jiro Ilaah (xaq lagu caabudo) aan Isaga ahayn. Wuxuu hubaal idin soo kulmin doonaa Maalinta Qiyaamaha, shaki kuma jiro. Oo yaa ka run sheeg badan Allaah oo hadla