Surah An-Nisa Verse 88 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisa۞فَمَا لَكُمۡ فِي ٱلۡمُنَٰفِقِينَ فِئَتَيۡنِ وَٱللَّهُ أَرۡكَسَهُم بِمَا كَسَبُوٓاْۚ أَتُرِيدُونَ أَن تَهۡدُواْ مَنۡ أَضَلَّ ٱللَّهُۖ وَمَن يُضۡلِلِ ٱللَّهُ فَلَن تَجِدَ لَهُۥ سَبِيلٗا
Muxuu yahay arrinkiinnu, haddaba, oo aad ugu qaybsanteen labo kooxood xagga munaafiqiinta?35 Isagoo Allaah uu dib ugu celiyey (gaalnimo) waxa ay kasbadeen darteed? Ma waxaad dooneysaan inaad hanuunisaan mid uu Allaah lumiyey? Oo qofkii uu Allaah lumiyo, uma heli doontid marnaba jid (uu ku hanuuno)