Surah An-Nisa Verse 93 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَمَن يَقۡتُلۡ مُؤۡمِنٗا مُّتَعَمِّدٗا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدٗا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمٗا
Oo qofkii u dila mu'min si kas ah, ciqaaabtiisu waa Naar, uu ku dhex waari doono weligii, oo Allaah wuu u cadhooday, oo wuu nacladay, oo wuxuu u diyaariyey cadaab aad u weyn