Surah Ghafir Verse 10 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirإِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ يُنَادَوۡنَ لَمَقۡتُ ٱللَّهِ أَكۡبَرُ مِن مَّقۡتِكُمۡ أَنفُسَكُمۡ إِذۡ تُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلۡإِيمَٰنِ فَتَكۡفُرُونَ
Hubaal kuwa xaqa diida waxaa loogu dhawaaqi doonaa: Dhab ahaan Naceybka Ilaahay (idiin qabay) goortii la idiinku baaqay Iimaanka, oo aad diiddeen, baa aad uga weyn naceybka aad u qabtaan hadda nafahiinna